Soomaali ku rafaadsan Xabsi ku yaalla dalka Iran oo qeylo-dhaan soo diray

Koox dhalinyaro Soomaali ah oo ku xiran xabsi ku yaalla dalka Iran ayaa ka cabanaya dhibaatooyin kala duwan oo ku heysta xabsiga ay ku jiraan. Dhalinyaradan oo la soo xiriiray Shabakadda Allbanaadir Online ayaa sheegay in sanad ka hor ciidamada Iran ay ka qabteen xadka dalkaas uu la wadaago Turkiga xili ay isku dayayeen iney … Continue reading Soomaali ku rafaadsan Xabsi ku yaalla dalka Iran oo qeylo-dhaan soo diray